04:00 GMT

11:00 GMT

  14:00 GMT

 18:00 GMT

LINKS HERE  

 

INTERNATIONAL TV WATCH

 
 

  

 

Audio & Video Links
TV S/Land Europe
TV Slandinterantional
Radio Somaliland
Radio Sahan
Radio Warsan
Radio Hadhwanaag
Radio Xoriyo
Radio & TV Djibouti
Somali Radio (USA)
Sagal S. Radio

  Free Message Forum from Bravenet.com

Passmail.gif

Kulmiye Party    
Ucid Party           
Udub Party

C/lahi suldan Timacade
 

EDUCATION 

 Hargaysa University      
  
Amoud University   
  
Hargeisa College
 

Dhaqanka/Sugaanta/Somaliland

CLICK ON Chat 


 

    

    HARGEISA WEATHER

 

 





 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 

 

 

GUDDOOMIYAHA KULMIYE: “Haddii Doorashadan lagu guul-darraysto, Somaliland waxay noqon doontaa dal fashilma” new.gif (282 bytes)

 

Wafti Uu Hogaminayo M/xigeenka Somaliland Oo Kulan Laqaatey Qaar kamid ah Ardeyda Somaliland eenew.gif (282 bytes) Malaysia

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo caawa lagu dilay magaalada Garowe new.gif (282 bytes)

Afhayeenka Al-Shabaab oo jawaab ka bixiyay hadal uu dhawaan sii daayay Madaxweynaha Soomaaliya new.gif (282 bytes)

China pledges $10bn in Africa loansnew.gif (282 bytes)Video

David Haye

Haye shocks Valuev to take crown new.gif (282 bytes)

 

Boqollaal Xafiisyo, Hudheello iyo Dukaamo 9 Sanno ka Hor la Xidhay oo Dib loo Furay isla markaasna dib u soo noolaysay rajadii dhallinyaro u xadhko-xidhnaa tahriibnew.gif (282 bytes)

Habiba kozar Habiba Kosar said her son was taken in the

middle of the night Youth lured to fight in somalia Video

Militants patrol a road in Mogadishu. Photo/REUTERS

How to stabilise horn ofnew.gif (282 bytes) AfricaAfter almost two decades as a failed state torn by civil war, perhaps the world should begin to admit that Somalia – as it is currently constructed – is beyond repair.

Sarakiil Ka socota Wasarada Gashandhiga Somaliland Oo Kusugan Lascanood new.gif (282 bytes)Major Nidal Malik Hasan

US grieving after army shooting   Video

US 'grieving' after army shooting US President Barack Obama has said the "entire nation" is grieving after a shooting that killed 13 people at a Texas army base.new.gif (282 bytes)

Mas’uul ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa  Xalay fiidkii waxaa lagu dilay gudaha Magaalada Baladweyne

Dagaal xoogan oo ka dhacey Baladydweyne

Inta la ogsoonyahay shan qof ayaa ku dhintay, sideed kalena dhaawac dagaal maanta ka dhacay Baledweynenew.gif (282 bytes)

TALIYE SOMALILAND OO QARAX LAGU DILEYnew.gif (282 bytes)

Waxaa galabta lagu aasay magaalada Burco, Colonel Cismaan Yuusuf Nuur oo ahaa taliyihii ciidamada Somaliland ee gobolka Sool.

Madaxtoyada somaliland oo lagu qabtey xuskii baroordiiqdi new.gif (282 bytes)qaraxyadii loo geystey somaliland hargeysa 29.oct.08  

Paul and Rachel Chandler

UK, HAYSASHADA QOYSKU DOW MA AHAnew.gif (282 bytes)Video

Danjiraha Britain u fadhiya Nairobi, Robert Macaire, ayaa BBC la yeelatay wareysi ku saabsan Paul iyo rachel Chandler oo burcad badeed Soomaaliyeed ay ku haysato Xarar Dheere.  
 
 CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND OO QABSADEY"BUHODLE"new.gif (282 bytes)

31/Oct/2009  Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gaadhay magaalada Buuhoodle iyada oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac)

Xubnihii Komishanka ee Cusbaa oo Maanta la dhaariyaynew.gif (282 bytes)

Komishankii Cusbaa ee Doorashooyinka Somaliland ayaa Maanta si Rasmi ah loogu dhaariyay Xarunta Madaxtooyada Somaliland.
Dhaartan ayaa waxa ka soo qayb galay Labada Guddoomiye Xisbi Mucaarid ee Kulmiye iyo Ucid, Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe.

   Qaraxyo Cusub Oo Ururka Al-Shabaab Uga Qorshaysan Somaliland     

     30/Oct/2009  Qaraxyo Cusub Oo Ururka Al-Shabaab Uga Qorshaysan Somaliland Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Oo Si Hoose Ula Shaqeeya new.gif (282 bytes)

30/Oct/2009  Gudoomiyaha Xisbul Islaam Sh Xassan Daahir Aweys ayaa khudbad kulul ka Jeedshay Masjidka Abuu hurayra oo ku yaal Suuqa Bakaaraha waxaana uu ka hadlay arimo badan oo kala duwan.

Nimco: Guurka askariga uganda u dhashey daruuf ayaa ii geysey

28/Oct/2009  Nimco Cumar Sheekh oo ah Haweenayda Soomaalida ah ee wiilka u dhashay mid ka mid ah ciidamada Uganda ee ku sugan dalka Somalia ayaa wareysi ay siisay idaacadda VOA uga warantay qaabkii ay iyada iyo askarigaasi isku barteen. Nimco Cumar waxay sheegtay in askarigaasi  uu ahaa dhakhtarka aabaheed oo xilligaasi ku jiray cusbitaal  ay ciidamada AMISOM ku lahaayeen Muqdisho. Nicmo waxay sheegtay in askarigaasi daaweynta aabaheed uu ku xidhay shuruud ah inuu guursado, haddii ay ka diidana uu aabaheed ka saari doono cusbitaalka.       

          Madaxweyne Museveni                                                                                                  

  click link more Museveni oo shabaab u digay Musaveni V Shabaab 

Madaxeynaha u ganda, Yuweri Museveni, ayaa maanta jawaab kulul ka bixiyay hanjabaadda Shabaab ee ku wajahan in ay weerari doonaan Kampala iyo Bujumbura iyaga oo jawaab uga dhigaya dadka lagu dilay Muqdisho. Museveni jawaabtiisa oo aan sideeda u soo gudbinnay waa tan

Sunday 13 December 2009 

   
 Daawo ra''iisal wasaaraha talyaaniga Silvio Berlusconi oo loo gaystay dhaawac

ra''iisal wasaaraha oo ka soo baxay meel u khudbad ka jeedinayay ayaa waxa si kadis ah u soo weeraray nin isla markiibana gaadhsiiyay dhawac
new.gif (282 bytes)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

ÏÎæá ÇáãæÞÚ ÇáÞÏíã
ÏÎæá ÇáãæÞÚ

QODAL NEWS REPORTER
QODAL NEWS waxa u baahan yahiin wariye ama reporter la shaqeeya oo uga soo warama somaliland, somalia, all africa, Europe,Asia,and America. hadaba ma tahey qof IT ku wanaagsan, ama u jajaban sida wararka losoo gudbiyo hadaba la xidhiidh ama contact editor@qodal.com waxaana lagu siin doona yourname@qodal.com oo magacaagu ka horeeyo                  Mahad Sanid

 


 

 

 

 
 

 

 

 

 

 QODAL NEWS VISITORfree counters

 

 

 

 

Free Photo Albums from Bravenet.com

Xusbigeed u codeyn leheyd doroshada madaxweynaha somaliland?




View Results

   

 Qodalnews ©2009 All rights Reserved  (Webmaster Nasser editor@qodal.com)

                   Qodalnews working in partnership with Gabiley.net and Xogdoon.com